Riyada:
A S C, Walaaleyal wan idin salaamey waxan ku riyooday anigo galayo suuli kudhax yaala guriga waaliidaday/aabo iyo hooyo/ ilaahay ha unaxariisto labadayda waalid markay geeriyoden guriga wan ka tagay oo magaalo kale ayaan u guuray hada mudo 24 sano ayaan guriga ka maqanahay marka waxan ku riyooday anigo suuliga galay kadib waxan kudhax arkay niman kudhax jira hoga suuliga mesha saxaaradu ku ururto calooshoda wixi ka hooseya saxarada aye kudhax jirta inta korena saxara kaga daad'san bal walaalayal riyadan i fasira khayr ale ha idin siiye?
Fasirka:
Saxarada oo badan aad ku aragtay suuliga guriga labadaada waalid -Alle ha u naxariistee- waxay tilmaamaysaa hanti badan oo laga yaabo inay ka timaado dhaxal ama hanti si sahlan aad ku heli doonto, guud ahaan waa hanti badan oo laga faa'idi doono.