Riyada:
Asc wll waxanku riyoday wiil wllkaya o xabsi ku jira iyado laso daayay oo uu noo yimi isgo nabro madaxa kaga yalan iyo dhaawacyo
Mxrka maxay riyadsi noqony talow
Wll hooyana waxay ku riyotay wiilkaa naga xidhan l lagu leyahay gabdh buu kuso wadaa wiilkagii
Fasirka:
Labada riyo waxay tilmaamayaan in walaalkaaga Ilaahay uu faraj u keeni doono oo uu ka badbaadi doono dhibka haysto.