Riyada:
xalayna waxaan ku riyooday anoo gabar ina abtiday ah cawradayda daawanayso oo waliba inta korkeeda wax kasoo qaadato cunayso ana aanan dhib u arag
waxaan ahay hooyo caruur hore uhaysatay hadana mudo bil iyo xoogaa laga joogo ninkii furay
waxna uma dhalin asaga
intaas iifasir
Fasirka:
Riyada waxay kaaga digaysaa inaadan isku halaynin dadka qaar oo aad u malayso inay kuu dhow yihiin, waxaa laga yaabaa in wax lagaa qaado oo hadhow fadeexo lagaaga dhigo marka iska jir dadka.