Riyada:
maalmo kadibna waxaan ku riyooday ninkii ifuray oo ila jooga qolka iisoo galay ilkihiisu ka dhaadheer yihiin sidiisi caadiga ahayd yelow na yihiin sidii wax wasakhaysan cagta hoosana bararsantahay aanan rabin inaan la hadlo aanan u calool furnayn oo aan leeyayahy dhaawacaagii horaa iwada damqanaya idaa oo intuu maro qoyan soo qaatay madaxa ii marinayo timahayga uu marada ku daliigayo asagoo leh anaa dhayaya dhaawaca markaasna madaxa iyo jirkuba run bay ii damqanayeen oo dhib baan dareemay
waxaan ahay hooyo caruur hore uhaysatay hadana mudo bil iyo xoogaa laga joogo ninkii furay
waxna uma dhalin asaga
intaas iifasir
Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa ninkaas inuu rabo inuu kuusoo laabto uu kula heshiiyo laakin ma aha qof daacad ah oo kuu qalmo, marka Ilaahay dhibka hakaa qaado.