Riyada dumar uur dartii hadiyad iigu keenaya

Riyada:

waxaan ahay hooyo caruur hore uhaysatay hadana mudo bil iyo xoogaa laga joogo ninkii furay

waxna uma dhalin asaga

waxaan ku riyooday anigoo dumar ajaanib aan hore la shaqayn jiray hadiyado ii keenay sababta uur inaan leeyahay niyadana waxaan iska leeyahay uur iskuna ogide maxaa jira kaadidana ma sheegine markaa waxa la i tusayaa computerka caloosha sawirkisa oo la i leeyahay wakaa ilmiha sawirkiisa markaan is iri hada iyo ilmo waa dhibna naagbaa caloosheeda labo boonbale hadiyad ahaan iigu soo saartay oo tiri waa mataano ka bacdina nin isoo wacay baan kuleeyahay nin kaygiibaan ku noqday oo uurbaan leeyahay 

Riyada dumar uur dartii hadiyad iigu keenaya

intaas iifasir

Fasirka:

Riyadan waxay tilmaamaysaa in Ilaahay wax aad ku faraxdo ku siin doono ha noqdaan ilmo ama wax kale oo aad ku farxayso marka waa khayr iyo bishaaro, niyaddaada way kuu degaysaa waxaad helaysaa dad ku jecel oo garabkaaga taagan oo kaa warqabaya.


Previous Post Next Post