Riyada:
Asc wll waxa raway riyo ina i fasirtid riyada waxa ku riyotay gawar saxibtey eh oo la qawo ilmo hesato wexe ku riyotay galab casir ayado tahay musqul ayado gashay kadib marke kadib is dhahday waxa kaso baxay wax tixri cml eh wixi we orden gawar ina abtiged eh aa qawatay wixi marki laga furay wixi ku duu dubnay sanam oo noqday walibo kan hindida cabudan kadib walagu qos qoslay waxa la dhahay waxan dhashay kadib ayada we ooysay sanamkina wola ooyay marke hurdada kaso kacday ayado naxsan wexeba isku aragtay dhiga cadada oo markas u imaday.
Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa gabadhaas inay uur qaadi doonto goor dhow oo ay dhali doonto cunug aad loogu mashquuli doono oo dadka ay la yaabi doonaan.