Riyada:
Waxaan ku riyooday wiilka aan sheeko wadaaga nahay oo aan is guursanay lacag badan iga bixiyey Ii fasir walaal.
Fasirka:
Guurka waa wax fiican, riyada waxay tilmaamaysaa in Ilaahay waxyaalo aad ku faraxdo ku siinayo shardi ma aha inaad guursato ninka aad ku riyootay guud ahaan waa farxad inshaa Allaah
Halkan ka daawo riyada guurka