Riyada anoo geel fuulaya oo eey i qaniinaya

Riyada:

Sh waxn ku riyooday aniigo. Neef Geela dusha ka fuulay oo uu ila cararayo man xanuusani reer mallihi yacni ma guursan munfaqan isgam shakiin waxn ahy qof naftiisa kantarool oo KA adag mar hadad qofka aragto sida an kugu sheeg igu fasiir plz    markan ta ka gudboon anigoo riyada an kor ku sheeg ku jira ayaan toosay cabaar ka bacdi markan gamay hadan waxaan ku riyooday eey caas oo ii qaniinaya.

Riyada anoo geel fuulaya oo eey i qaniinaya

Fasirka:

Riyada hore ee aad fuushay geela waxay tilmaamaysaa safar dheer aad gali doonto, midda eeyga ku qaniinayo waxay tilmaamaysaa halis kugu soo socoto waliba waa dad cadow ah oo raba inay dhib kuu geeystaan.


Previous Post Next Post