Riyada:
Walalo fasirka riyada gabar ku riyootay walaasheed IgA ween ay isku booday wayna dishay gabdha la dilay ninkeda Na ag joogay oo igu jes jesay yacni mana kala celin wana is dagalsanyihiin
Ma u fasiri karta wa ila is la shaqeena malin waliba waxay ilaah ka tuugta inay hesheeyan.
Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa in cadaawad daran ay jirto iyo xaasidnimo waxaa laga rabaa walaasha xaasidka ah inay ka towbad keento xumaanta ay u qabto walaasheeda, riyada waa riyo aad u daran oo xumaan weyn xambaarsan waana digniin, ninkaas waa nin xun oo ka faa'ideysanayo dagaalka laba walaal ay is dagaalsan yihiin.