Riyada:
Asc wll waxa rawa ina riyo i fasirtid riyadas waxa waye waxa ku riyoda mar walbo ano la i bursanayo oo mel ku dhumanayo mar mar dadkas i bursanayan ciidan waye mar walbo neh waka fakada lkn aad igu so la lawatay riyadas Waxan ahay gawar aa wali lagursanin.
Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa xalaadda aad ku sugan tahay inaysan sugnayn oo arrimahaaga ay qasan yihiin oo aysan kuu toosnayn amuuraha waxaa laga yaabaa inaad ka fikirto waxyaabo aan munaasib kugu ahayn, marka ilaahay haku ilaaliyo oo hakaa reebo wixii ku qasayo waxaa laga yaabaa rag badan inay ku rabaan.