Riyada:
Runtii waxaan ku riyooday anigoo joogo meel sida suuq camal ah oo rag kaliya ay joogaan waxayna xirnayeen qamiis Mel dhulka iyo cirka iska qabtaan dhul banaan ah ayaa una eg sida hogol ayaa waxaa kasoo dhax baxay nin faras wata oo dhar cad xiran wajigana uxiran yahay gacan midig soo tagaya kutub quraan ku hay oo gaduudan farrta dusha ugu qoran ay dahay dahabi ayuu dat kii iiga horeeyay oo dhan intii u so dhaafiyay anigoo ku du ceysanaya inu isiyo ayuu farskii joojiyay anigana kutubkii ayaan ka gudomay anigoo faraxsan wana shumiyay kadin ragii mesha joogay ninkii iigu dhawa ayaa waxa uu aqonsaday ninka faraska watay waxa uu iishegay inu yahay nabi muxmad calayhi salaatu wa salaam dib ayaan u eegay lkn farskii ayaa mel fog sii marayo
Fasirka:
Riyada labo shay ayay wadataa kan koowaad waa bishaaro guud ah oo khusayso umadda muslinka oo dhan taasna waa in diinta islaamka ay kor noqonayso oo islaamka uu ka guulaysan doono cadowga gaalada ku taagan.
Kan labaad waa khayr adiga aad heli doonto iyo liibaan adduunyo iyo aakhiro waayo nabi Muxammad SCW qofkii ku riyoodo waa qof nasiib badan leh marka Ilaahay ayaa kula dooonay riyadaas inaad aragto Ilaahay ku mahdi waa bishaaro weyn.