Riyada moobelka naag iga qaadayso kaddib aan soo helayo

Riyada:

Asc sheekh  wan kusalamy salan kabacdi waxn kuriyody mobinkyga oon nag mar ay igaqady ana garan hynin aan waydiin hayo  mee shan dhigy wan kawayeey itidhi  ana raad sady waxan soo hely  mobil kygi iyo kii xaaji ga oo is agyaala waxn layaby  kaxaji ka waxanisu geeye iyo kyga laba di tilifon ba wan soo qaty  iso fasir Sheekh  ilahy haku dhwree

Riyada moobelka naag iga qaadayso kaddib aan soo helayo

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa adiga iyo xaajigaaga naag kale inay idin ku dhex jirto taas ayaa laga fahmayaa riyada, ha noqoto naag uu qabo ama naag isaga dan kale oo rabta in gurigiisa ay ka dumiso.

Previous Post Next Post