Waxaan ku riyooday gurigeena oo gubanaayo

Riyada:

Shikh waxaan ku riyooday gurigeena oo gubanaayo oo aan dhib na laheen qofna wax ku gaarin oo tartiib loo damiye  waa maxaay riyada dabka guriga gubanaayo qaa satan jikada😢
Waxaan ku riyooday gurigeena oo gubanaayo


Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa in dhibaato reerkiina lasoo gudboonaanayso waliba familkiina ku nool gurigaas waxay noqon kartaa dhibaatadaan dood iyo dagaal laakin ugu dambeyntii si fudud ayaa lagu xallin doonaa inshaa Allaah.

Previous Post Next Post