Waxaan ku riyooday mas i eryenaya oo doonaya inuu i qaniino anna aan ka ordayo

Riyada:

Waxaan ku riyooday mas i eryenaya oo doonaya inuu i qaniino anna aan ka ordayo

Waxaan ku riyooday mas i eryenaya oo doonaya inuu i qaniino anna aan ka ordayo

Fasirka:

Waa qof cadow ah oo qarsoon ayaa Ilaahay kaa badbaadinaya oo rabo inuu dhib kuu geysto adigana aad u malayanyso qof saaxiib ah oo wanaagsan iska jir dadka qaarkooda, riyada waa digniin.

Riyada maska inta badan waa cadow waliba marka uu rabo inuu ku qaniino.


Previous Post Next Post