Riyada:
Asc. Waxaan ku riyooday naag qurux badan san dheer xijaabbe xidhan sidaas iigu dhoola cadaynaysa on leeeyahay gabadhan sanka dheer waatan rabay
Fasirka:
Inshaa Allaah riyada waxay tilmaamaysaa adduunyo, ilaahay wuxuu kuu furi doonaa albaabada risqiga iyo nolosha wanaagsan, gabar qurux badan waxaa lagu fasiraa adduunyo iyo raaxada adduunyada.