Riyada qof aad garanayso oo dhimanayo

 Riyada:

Asc sheekh wan kusalamy salan kabacdi waxn kuriyody anigaoo qof aan garanayo laigu leyahy wuu dhintay oo nin ah qofkii nawujoga anina an aad uasha hadanayo adoo rali aii sofasi alle haku bara keeyo.

Riyada qof aad garanayso oo dhimanayo

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa isbadal weyn lasoo gudboonaan doono noloshaada isbadalkaas wax yar ma aha waa wax aad u weyn.


Previous Post Next Post