Riyada:
xaly wxa aan kurioday gidaar soburan oo waxku jiran marka ayuu qof iidhi masba kujira kadib wan dumiyay marka ayuu maska sobaxay kadib ayuu lugta iga fulay marka ayan iska qabtay kadib waxa aan idhi wu iqaninay kadib marki an fartii firiyayna wanka wayay qaninyo marka ayaan farxay oon ale umahad naqay ifasir
Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa qof aad ku tiirsan tahay oo kugu noqon doono cadow aadan filanaynin oo isku dayaya inuu dhib ku gaarsiiyo, marka iska jir taxdarkaaga qab