Riyada:
Waxaan ahay xaas, markaa anigoon uur lahayn ban dhowr mar ku riyooday anoo uur leh, mataanana sida diif iyo xanuuna iga muuqdo.
Fasirka:
Inshaa Allaah waa bishaaro uur ayaad yeelanaysaa goor dhow, haweeneyda la qabo markay ku riyooto iyadoo uur leh riyadaas inta badan uur dhab ah ayay noqonaysaa marka Ilaahay hakuu sahro khayrka.