Riyada aabe oo i dili rabo aan ka dhuumanayo

Riyada:

Xd iso fasirtaa riyada abha oo raba inuu ku dilo mar walpa uu I erydaa waan isla noolnahy  abhay  duhur xn ku riyody agoo raba inuu I dilo ana guri kso xidhay oo daqada uu raby inuu iga soo toogto kadib ana wxn isku dayay inan daaqada kale ka dhaco kadi uu soo galy kadi furaash ban ku hos dhunty kadi wxu qady furaashkii imana arkyo anoo hor fadhiyuu I raadinyaaa .

Riyada aabe oo i dili rabo aan ka dhuumanayo

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa in waxyaabo ay kaa qaldan yihiin oo aabahaaga aan raalli ka ahayn, noloshaada dib ugu laabo ee wixii ka qaldan iska eeg, waxaa laga yaabaa inaadan dareensanayn wax inay kaa qaldan yihiin, riyada waa digniin.

Previous Post Next Post