Riyada:
Xn ku riyoody xn maqlay guux diyaradeed waan soo baby waxan arkay diyard wareegaysa lkn Naga fog dadkii waxy leyhiin way soo dhacysaa waxyna sii daynysaa Qiiq cad oo arligiba qariyay kadib way soo dhacday angoo arkayna qiiqii wxu isku badaly roob xoogan oo dhibco waawayn leh kadibna uu istaagy xn u carary meel hoydy joogty kadib wn toosay.
Fasirka:
Riyadan waxay tilmaamaysaa dhacdo weyn lala yaabi doono oo ay meesha aad joogto ka dhacayso waana wax musiibo ah oo dhib badan lagala kulmayo sharta Ilaahay hanaga hayo.