Riyada:
Acs wll waxan kuriyodiy wali an aqano ilmo igu qalaya anigu na xanun man daremin wn kufaraxsana unalaordiy aniga iyo ilmihiba waxan dhex galniy biyo mcn wn ducisaniy: waxan kuriyodiy qof an aqano waxau ikeniy idho sharer waxau idhahy kaliy wn tukanina masajidka hortisa daka onarkaya kuwada tukaniy wll isofasir
Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa in Ilaahay kuu fududeyn doono arrin ku haysatay oo dhib kugu ahayd inshaa Allaah waana liibaani doontaa.