Riyada:
sheekh ilhy kuxafido wll riyo kale wali an wada socono riyada qof ba aniga igudirayi waxan ilaha Ninkan iska tag waxau ikeniy kitabka quranka anigu wn kaqatiy waxau idhahy wn tukanina wn islatukaniy isofasir wll adiga orali yaa
Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa qof inuu jiro oo raba inuu dad kugu diro oo aan wanaag kula rabin marka iska ilaali dadka qaar.