Riyada gabar iyo caruurteeda si dhib leh buur ku fuulaya

Riyada:

 Asc wll sethy wll riyaanku riyoda mar walba wayna igu so noqnotaa riyadsi wa anigo buur korya waliba si dhibadan carurtaydana ila socdaan xita marar waxa i caniya nin o gacnta i qabanyas marks ayuu i tusay wado sifud laga so kro o igu yidhi mxd taa uga so kori wayday burta

Haban kale waxasnku riyoday anigo bur dheer korya ciyaalkaygu ilas socdaan markaan badh tamha marayo ayan arkaa  caruurtii o qar dhulka ku dhacen waxna anay noqon marks ayaan dib uso noqday intaan gcnta qabsaday ayaan idhi laaxawlaa walaa quwta ilaa bilah marksaan koray mise hadna markan inyar socday ayan arky anigo kaligaya caruurtina dhulka tagaan tahay

Riyada gabar iyo caruurteeda si dhib leh buur ku fuulaya

Fasirka:

Labada riyo xiriir ayaa ka dhexeeya waxyna wada tilmaamayaan noloshaada dhibka iyo rafaadka aad ku jirto, rafaadkaas wuxuu noqon karaa fikir iyo cadow iwm. marka Ilaahay waa kaa saarayaa wixii dhib aad ku jirto, ducada badso iyo quraanka.

Previous Post Next Post