Riyada:
asc xaly ayaan magan kuriyoday shalay jumcadi ayaan sacadii udanbaysay jimcada ayan mel fadhistay kadib saliga nabiga ayaan 700 jer aqriyay kadib ale ayaan waydistay waxan rabay anoo yiqinsan inan helayo waxa ayan kacay kadib xaly ayan riyo ku arkay anoo gacanta ku haysta dhagax guduudan oo dhexda iftiinka toshka okale kuleh oo iftimaya marka ayay dadku isu aleen dhagaxan ayaa kusiiyay marka ayaan kulaha alaah ayaa isiiyay anoo haysta unban sokacay marka ayay idhaheen wr malaha qofbaad ka qaday ana ayaan idhi walhi ale ayaa isiiyay anoo haysta unbaan sokacay.
Fasirka:
Riyada waa khayr iyo hanuun oo kaaga imaanayo xagga Alle, waa aqoon iyo diin inshaa Allaah waxaad noqonaysaa qof Alle ku xiran oo Ilaahay siinayo awood iyo cilmi.
Ku dadaal xuska Alle iyo akhriska quraanka iyo saliga nabiga (SCW)