Riyada geerida rasuulka SCW iyo aaskiisa

Riyada:

Magacayga waa bashiir waxaan. Ahay 27 jir aabo. Ah. 

QISADA RIYADAYDA 

   Xili. Makhrib. Ah ayaan soo galay magaalo   qurux badan oo lamigeda aan umalenayo inu laha  mar mar ama mutulel marba sad utaqan anago.  3 nin Ah.  Seedigay oo Ah xaskayga walalked iyo. Wiilkale oo aan. Saxipo nahay   ayaan ahen  magaladii oo waxan nimi tacsi ka jirto. Dadkuna wada murugesan yihin.   Dadkii ayaan su,aalay. Anigu. War yaa. Dhintay  markas ayaa qof anan xasusan. Hada igu jawaabay nabi mohamed.  Scw ayaa dhintay markaas nabiga. Scw. Waxaan ugaranayey si cadaan Ah   markii geerida nabiga scw lay shegay ayaan naxay oo aan. Aamini wayey warkii geerida ee  lay shegay waxan aadnay xabashi 3 da yadiba  waxan tagnay xabashi oo nabiga scw oo la dhigay iilka xabasha. 2 dii wiil ayaan ku iri eega oo soo toosiya si aan u arko wajigisa aniga oo wali rumesan la, marki ay saa usoo qabten oo waliba ay taagen ayagoo dhinac yada haya eyey wajigisa igu so jeediyen. Markiiba waxaa icawaray oo nuurkeda indhahaygu   qabten sujuudiisa saa indhaha  markan ugu dhuftay oo aan arkay ayaan  garow saday in nabigii alle scw  dhintay  markas ayaan hurdadi kaso booday. Markas aan arkayo. Riyada  nabiga mohamed scw waxan u garanayey si toosa. Walina ma ilaawin suuradi wajigisa .  Scw scw scw. Please riyadan. Iifasira hadii ad awoodan. Mahadsanidin

Riyada geerida rasuulka SCW iyo aaskiisa

Fasirka:

Riyadan waxay tilmaamaysaa arrin weyn dhici doonto waana musiibo aad u weyn, waliba meesha aad riyada ku aragtay dadka ku nool wax weyn ayaa sugayo sidoo kale dadkaas sunnada nabiga (SCW) ayay ka tagayaan waxay noqonayaan dad diinta islaamka aad uga fog, Ilaahay sharta ha inaga badbaadiyee.

Previous Post Next Post