Cunug aan dhalay oo dibada ku maqan iga cararayo

Riyada:

Asc walaal waxaad ii fasirtaa hadii alle idmo 

Waxaan kuriyooday Wiil aan dhalay oo dibada kumuqan hooyadiine aan kalatagnay ,

Ayaan eryanayay isagune uu IGA cararayay  waxbuu xaday baan leeeyahay , khayr baan ku rajaynyaa

Cunug aan dhalay oo dibada ku maqan iga cararayo

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa cunuggaas in lagugu dirayo oo lagu nacsiinayo oo been loo sheegayo sidaas ayaa riyada laga fahmayaa, hooyadiisa markaad la hadlayso waa laga yaabaa inaad ka dareento haddii arrintaas aad u kuurgasho.

Previous Post Next Post