Riyada:
asc wll xalay ayaan arkay riyo waxa aan helay dhagax kadib markii aan jabiyay dhagixii waxa aan ku arkay dhagax sida kusha umalasan oo iftimaya marka aan gacanta ku aqabto awood yelanaya oo kolba mel ku cara raya marka aan soqabto iga car cara raya oo marka aan helay aan ku farxay lacagtisa lay yidhi wadanka ma taal.
Fasirka:
Riyada waa wax fiican waxay u badan tahay inaad helayso wax qiime leh oo aad la yaabto oo aadna ku faraxdo.