Riyada:
Asc wll waxaad ii fasirtaa adigoo mahadsan,
Waxaan ku riyooday ilkahayga oo aad iyo aad u cad cad oo wada simin oo liid yar kujiro oo cagaar ah siiba foolasha oo aan Yara xoqoyo Kane tir tirayo insha allaah.
Fasirka:
Riyadaada waxay tilmaamaysaa inaad tahay qof daacad ah oo saaxiibayaashiisa u dhow ay fiican yihiin waxaadna iska ilaalisaa dadka aan fiicnayn, marka riyada dhaqankaaga iyo noloshaada ayay tilmaamaysaa.