Riyada:
Asc wll inta badan waxan kuriyoda masas badan kala nooc ah hada wayahan dambe masyar o cadan iyo madow isku jiro lkn xale bay igu darned afkeygu kasobaxay wan dili rabe dhagax ban u qate wu iga cararay dadba isku yimade ged bu isku dudubay halki ban kudili rawe marbo wuigoya qortisa lama haleli karo ina kudhufto dhagaxa isofasir wll adigo mahadsan insha Allah.
Fasirka:
Waa dad cadow ah oo liito oo raba inay dhib kuu geystaan, waxaa lagaa rabaa inaad ka digtoonaato dadkaas.