Riyada:
Asc bahda daruuro wll xalay adinki waxaan kuriyooday anoo jooga meel aan leeyahay waa ciida carafo oo timir lagu gaybinayo dad aan garGaranay meesha jogay iyo dad caana markaa faylbaan galay markaa ninkii qYbinYay baa waxuu dhahay timirtu waa sadaqo masaakiintaa loogu talagay aniga 2 gabdhodoo oo kale waxaa dhahnay sadaqo maqaanaynee masaakiintaan u daynanaa meeshaan ka qadan lahaa anaa labixi waxaa ruux kasta lasinayay hakiilo iyo badh lacagteeduna waxuu lahaa ninka qaybina waa1.5 waxan laha wan sogadi wana bixin in laha igu danbay.
Fasirka:
Inshaa Allaah, Alle wuxuu ku siinayaa wax aadan filanynin oo aad dadka wax ka siinayso waa khayr riyada inshaa Allaah.