Riyada maska dabada go'an oo la dilayo

 Riyada:

Asc sheekh wan kusalamy salan kabacdi waxan kuriyody aniga òo mas daba goan oo  Ani iyo carurtada   nadha carayay  oo mas bala dhan ah lkn sayn la hayn aan  dilay 

Riyada maska dabada go'an oo la dilayo

Fasirka:

Waxaa Ilaahay kaa qaban doono dad cadow ah laakin waad ka guulaysanaysaa, maska dabada go'an waa cadow aan awood lahayn.

Previous Post Next Post