Riyada:
Asc bahda daruuro gabar reerleh waxay ku riyootay iyadoo meel uu nabigeena muxamad (scw) joogi jiray daxiis ku tagtay meel barwaaqo ah aad u qurux badan wado ayaan qaadnay geed labi iila ekaa tagnay ani dad kele waxan lahayn halkan nabigeena muxamad (scw) baa fadhiisan jiray meeshan asxabtiisaa fa dhiisan jiray meeshu waa barqaaqo doog ah geedkuna wado kuyaalaa wadadu dhina qibladay u socptay meel barqaaqo ah bayna ahayd aadna wan u farxzana 2 jeerbana tagay isla riyaa dhexdeeda
Fasirka:
Riyada waxay tilmamaysaa gabadhaas inay booqan doonto masjidka rasuulka (SCW) xajkana way tagi doontaa riyadana way iska caddahay, Ilaahay wanaagga hana waafajiyo.