Riyada qof ilkaha laga daadiyay oo feer lagu dhuftay

Riyada:

Waxaan ku riyooday Anoo qof ka daadiyay gabar aan is dagaalnay feer aan uga dhuftay ooga daateen lkn dhulka kuma dhicin.

Riyada qof ilkaha laga daadiyay oo feer lagu dhuftay

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa qofka inuu dhibaato gali doono oo uu khasaari doono waxaa dhici karto adiga inaad sabab u noqoto dhibka soo gaarayo, riyada ilkaha daadanaya ma fiicna waa riyo dhibaato tilmaamayso.

Previous Post Next Post