Riyada:
Asc bahda daruuro waxaa ku riyooday ani iyo walaashey isla socona oo aragnay meel dad sisiya ka buuxaan markaa waxan aragnay islaan islaankale sanka ka qaniinsan islanta laqaniinsanyahay sanku wuu madoobaa markaa waxan dhahay maxà ay u qanintay islanta walashay baa igu tiri way daawanaysà a intay ka fuqday bay igu tiri ani lacagbaan dadka ku dabiibaa waxana ahay islà n kaahino ah ee adi nasiibkaaga lacag la aanbaan kugu dawayne danbina kumalahide anaaba kulasoo doontee ee waad sixrantabay dhexdaada 2 xarig oo sixiraku xiran ee isdà wee markaa waxay dhahday 13 doolar baan dadka ka qaataa lkn adi waxaba kaamarabo anina waanba ka wis wisayay meesha dhan waana ka tagay moobeelkayga ayaan isdhahay lacag katuur wà na ka tuuri wayya markastana waaxaaivu soo noq noqota anoo mobeelkayga furi la ama uu jaab isku xirayo
Talo bixin anigu islaan kaa hino umatago waxana ma waydiiyo quranka ani iska aqristo markaan aqriyo wan gubtaa waxaana mantagaa wax aad u kharaar marna sanka waxa iga sobaxa wax madow marna wx cagaara cidiyaha olobaa iga baxa farahay way iska kala baxayaan waaana ka yeerta qacqac way jindhan markaa wà n nafisaa waana mantagaa
Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa sixir inuu jiro way dhici kartaa adiga in lagu sixray, marka waxaa daawo ka heli kartaa quraanka kariimka inshaa Allaah, quraanka in badan akhriso.