Riyada:
Walal mas ayaa ku riyooday lkn ima cunayo waxaana laygu so diray inuu i waardiyeyo bahalada yar cunaa wax u cafinaa ma jirto gurigu ila joga marka agtiisa maraa bahalo iso dhawaadan ma cafinayo wu cuna ilaalo i yahay maxa lagu fasiraa.
Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa cadow aan ku dhibi karin oo daciif ah oo aan awood lahayn waliba ku qasban inuu kaa dambeeyo wuxuu muujinayaa inuu ku jecel yahay oo uu dadka kaa reebaya.