Riyada nin xiriir naga dhexeeyo oo waalanayo

Riyada:

Asc wallo waxan kuriyoday qof xidhidh naga dhexeyo o waalan 

Waxan ka gurayey cidiyaha  dadku waxay lahayen wuu walanyey lkin anagu guri ban wada jognay wll inta iga sojawab Allah khayr haku siyo wll

Riyada nin xiriir naga dhexeeyo oo waalanayo

Fasirka:

Ninkaas niyadda buu kugu hayaa wuxuu rabaa inuu ku guursado aad buu kuu rabaa marka riyada waxaa laga fahmayaa inuu aad kuu jecel yahay.
Previous Post Next Post