Tuug dhar cada wato oo labo moobeel iga qaatay

Riyada:

Acs wll waxaan ku riyooday tuug dhar cadana ayuu xidhnaa sida khamiis meel ban marayey midi ayuu lasoo baxay laba moobil ayuu iga qaaday dadba iga qabtay waan garac nay waliba mididii intan ka qaaday Ayaan meel ka tagay ugu danben bolis Ayaan u wacnay fasirkeda Ayaan rabaa alle Haku xiftiyo aakharo iyo aduunba

Tuug dhar cada wato oo labo moobeel iga qaatay

Fasirka:

Waa qof cadow ah oo liita oo iska dhigaya qof nadiif oo daacad ah, laakin waad ka guuleysan doontaa waadna fadeexayn doontaa dadka oo dhanna way ogaanayaan inuu qof xun yahay.


Previous Post Next Post