Riyada gabar wiil xiriir ay la leedahay la joogto

Riyada:

1.wxn ku riyoody aniga iyo will aan xidhiidh lenahay oo dalxiis aadnay meel dooga uu qurux badn iyo guryo quruxbadn leh wanan farxsanyn laba hablood oo wallahy ahna way Ila joogen goobta dalxiiska.

2. Mar Kalen wxn ku riyooday aniga iyo wiilkaas oo masajid wada joogna

Riyada gabar wiil xiriir ay la leedahay la joogto

Fasirka:

Riyada koowaad waxay tilmaamaysaa farxad iyo barwaaqo waliba waxaa dhici karto ninkaas inaad is guursataan.

Midda labaadna kama foga midda hore waxay tilmaamaysaa in khayrka aad ku kulmi doontaan waa labo riyo fiican

Previous Post Next Post