Waxan ku riyoday ano duulayo lay bursanayo biyaha bada ka helay lacag

Riyada:

 Sheq waxan ku riyoday ano duulayo lay bursanayo biyaha bada  ka helay lacag marwa ahay weli an waxdhalin

Waxan ku riyoday ano duulayo lay bursanayo biyaha bada  ka helay lacag

Fasirka:

Riyada waa badbaado waxaad ka badbaadaysaa dadka cadowga kugu ah oo dhibka kula jecel waxaadna helaysaa wax aad ku faraxdo, Alle cadowgaaga waa kaa sara marsiin doonaa inshaa Allaah.

Previous Post Next Post