Riyada qof ilmo agoon ah weydiinayo xaalkooda

Riyada:

Asc wll aqiro iyo aduunba alahaa kuubarakeeyo 

Waxaad ii fasirtaa riyadn

 Waxaan kuriyooday nin ganacsada ah oo aan aqaano ayaa ii yimid anigoo meel barwaaqa ah jooga kadibne waan Soo dhaweeyay waxaane idin meeshan duuga aha ee quruxda badan    udhiga darin ama Sali kulba sidaas utaqano , waxaan waydiiyay agoontii uu katagay walaakaa maqaan gaadheen wuxuu iigu jawabay haa ,

Hadii alle idmo ii Soo fasir.

Riyada qof ilmo agoon ah weydiinayo xaalkooda

Fasirka:

Riyada waa khayr waxay tilmaamaysaa in Ilaahay murugada kaa qaadi doono oo uu farxad kugu badali doono sidoo kale inuu ku siin doono wax aad dadka ugu kaaftoonto sida qofka agoonka ah marka uu qaangaaro uu uga baxayo agoonnimada.


Previous Post Next Post