Waxaan ku riyooday labo nin oo i kufsaday

Riyada:

Waxaan ku riyoodey aniga oo nin aan sheeka wadaag ahaan jirney iyo mid aan hada wada soconaa biyo wax iigu dareen kadib i kufsadeen anoon ogayn in lay kufsadey walaashey ii sheegtey ka dibna aan ka nacsaney arinkaa in aan aargoosto oo ragaana xabad ku dilo raba ayaan ku riyoodey ii fasir riyada walaal.

Waxaan ku riyooday labo nin oo i kufsaday

Fasirka:

Raggaas ayaa lagaaga digayaa waxaa laga yaabaa inaysan daacad ahayn marka taxdarkaaga ka qab intii aad ka shallayn lahayd hadhow.

Previous Post Next Post