Gabar ku riyootay iyadoo xabbad ku dhacday

Riyada:

Asc sheekh walaashay waxay kutiri sh waxan kuriyooday 3jeer oo kalafogfog anoo xabad igu dhacday halmeelna iiga dhacday mesha ay iiga dhacdayna caadi ahaan ayay ii xanuuntaa oo dhowr jeer dhakhtr ayan tagay marka sheekh riyadaas way iga yaabisee isoofasir

Gabar ku riyootay iyadoo xabbad ku dhacday

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa il inay hayso waxaad ku dadaashaa inaad akhrisato adkaarta iyo quraanka inshaa Allaah waad ka reysanaysaa.
Previous Post Next Post