Riyada:
Asc waxan kuriyoday aniga oo dilay gabar darisakayga ah Gurigaga ayay sogashay Anina wadilay gurigayga siqaldana u eegaysay gabadhan wanka yarobaqa markan cadi urko Dhoora jerna waxan kuriyoday anigoo dilaya kuqaylina waxay iga shegtay been waxay itiri waa sixiray waxasoo dhana wariyo
Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa inaad ka bixi doonto wixii murugo ku hayay oo aad ka takhalusi doonto, dilka hadda ma aha dil dhab ah waa ka bixitaanka mashaakilka ku haysto.