Riyada:
Asc walaa waxaad kalood ii fasirtaa waxaan ku riyooday qaban qaabada arooskayga oo aan jooga xaafada Kuna nasanayo dumarkine ay colubtii ay jaranaya kadibne waxaa ii yimid laba nin oo aan ehelnahay kadib waxay dheheen away caruuskii waane igacan qaaday oo laabat igaliyeen nin kamidah waa nin maal qabayn ah ,
Anigu waxaan leeeyahay xaas iyo caruur lkn waxaan diyaarinyaa oo aan qorshaynyaa inaad guursado xaas kale isla habaynkii waxaan wada kulamay gabadhan rabay inaan is guursno oo aan KAWADA hadalnay arintan guurka insha allaah.
Fasirka:
Nin xaas qabo hadduu xaas kale guursan rabo riyada dhexdeeda waa nolol raaxo leh laakin adiga waxaa laga yaabaa si dhab ah inay u furmeyso riyadaada oo aad guursanayso maadaama aad niyaysan tahay xaas labaad.