Riyada:
Shekh waxaan riyo ku arkay anigoo guri ruux dumar ah gooto jooga marka aniga iyo haweeneyda waxaan amaaneynaa 2ba nin ka midah odayaasha dhaqanka ee qabiilada waliba aniga ayaa aad u amaanaayo marka islaantii meel ayey gacanta galisay markaas waxey soobixisay angaleesha badda weyna iidhiibtay waxeyna itiri sootix sida tusbax oo kale angaleeshu aad ayey u qirux badantahay duudka angaleesha wuu cagaaranyahay si fiican geesaha angaleesh iyo hoosta weyka cadahay marka islaantii agteyda ayey soofadhiisatay markaa riyada dhexdeeda aniyoo dhibsanaayo naagtaan ajinabaga ah ee isoo agfadhiisatay ayaan ku dhahay gurigeyga ayaan ku sootixaa waana istaagay marka ma jirin guri aantagay iyo wax aantixay riyo kale waxaan arlay dugsigii aan quraanka ka bartay anigoo jooga waxaana iigu danbeysay 32 sano kahor iyo maclinki oo meeshi saliga loodhigi jiray ku dukanaayo barqadii macalinku ilama hadlin macalinku wuxuu mootanyahay qiyaastii 13sano marka labdaa riyo kasoowaran.
Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa inaad la kulmi doonto naag oo aad ku baran doonto meel dad caan ah ay joogaan waxayna isku dayaysaa inay kuusoo dhowaato waa naag aad kuugu adeegayso oo kusoo xusuusinayso taariikhdii hore riyada guud ahaan khayr ayay xambaarsan tahay waana naag wax haysato oo dhaqan waxaa laga yaabaa arrin inay kuu soo bandhigto oo aad ka fikirto.