Riyada:
Asc shekhow waxaan ku riyooday xalay xaajigeyga oo laba katiin igodoonsiiyay mid cad iyo mid dahabka cadiga oo kalarka jaalaha ah maxey noqon kartaa
Fasirka:
Waa riyo fiican oo tilmaamayso farxad iyo wanaag iyo jacayl waliba ubad fiican ayay tilmaamaysaa iyo xasilooni iyo bawaaqo oo gurigiina imaanayso.