Gabar saaxiibteeda ku riyootay iyadoo la guursanayo

 Riyada:

Gabadh aan saaxiibo naahay baa itiri apyoh waxaan ku riyooodey adoo lagu guursadey

Gabar saaxiibteeda ku riyootay iyadoo la guursanayo

Fasirka:

Waxaa lagu fasiraa riyadan in aad heli doonto waxyaalo aad ku faraxdo waxaa laga yaabaa waxbarashada ama shaqadaada inay la xiriiraan waxyaalahaas guud ahaan waa khayr.

Previous Post Next Post