Waxan kuriyoday bahasha qorotada layirado oo jirkayga gashay

 Riyada:

Asc wall waxan kuriyoday bahasha qorotada layirado oo jirkayga gashay intana yarabursaday

Waxan kuriyoday bahasha qorotada layirado oo jirkayga gashay

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa dad xunxun inay kusoo dhex gali doonaan qoratada waxaa lagu fasiraa qof faasiq ah oo aan xumaanta ka leexanin, iska ilaali waa digiin.

Previous Post Next Post