Riyada salaanta iyo la kulanka masuuliin sarsare

Riyada:

Asc walla khayr aan dhamaan Rabi kaaga baryaya  Waxaad ii fasarta salanta iyo lakulanka masuulintaada  sar sare insha allaah

Riyada salaanta iyo la kulanka masuuliin sarsare

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamasaa darajo sare iyo dalacsiin meel sare inaad ka gaari doonto bulshada aad ku nooshahay waa khayr inshaa Allaah.


Previous Post Next Post