Riyada dabka ka kacayo gaaska jikada

Riyada:

Riyadu wqxy thy anoo koshiinka ku jira gaaska cunto ku karinya baan wxn arky gaaska oo hoos ka ololalayaa lknze wax dhib ah ann igaarsi8n

Riyada dabka ka kacayo gaaska jikada

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa mashaakil inaad la kulmi doonto waliba waxay ka dhalanayaan mashaakiladaas hadal isku dir ah laakin marka ugu dambayso waad ka badbaadaysaa inshaa Allaah.
Previous Post Next Post